WAR DEG DEG AH”MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI OO IMINKA KU DHAWAAQAY GOLAHIISA WASIIRADA XUKUMADIISA CUSUB

0
16

Hargeysa(saxilnews.com)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md Xussen Dayr Ayaa waxaa uu iminka si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska wasiirada iyo wasiir ku xigeenada golaha Wasiirada Madaxweyne Muuse Biixi waxaana ay kala yahiin

1. Sacad Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah

2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada

3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta

4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha

5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga

6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada Maaliyada

7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada

8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta

9. Axmed Muumin Seed Wasiirka wasaarada Beeraha

10 . Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Wasarada Hawlaha Guud

11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha

12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Jibriil Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta

13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga

14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada

15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Wasarada

16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga

17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasiirka Wasaarada Warfaafinta

18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka iyo Horumarinta reer miiga

19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha

20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka Macdanta

21. Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka

22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha

Wasiir Ku Xigeenada

1. Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada

2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha

3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta

4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha

5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada

6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta

7. Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada

8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka

9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here