Hargeys(saxilnews.com)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu iminka xilkii ka qaaday Agaasimihii Tv ga Qaranka Muuse Faarax Jaambiir .isaga oo Wasiirku Xilkaas Umagacaabay Ruug Cadaa Saxaafadeed Maxamed Xasan Cali Waji oo kamida Raga ugu Khibrada iyo aqoonta Badan arimaha warfidiyeenka.
Wasiir Guribarwaaqo ayaa xilkaas u magacaabay Wariye Maxamed Cali Waji .