Hargeysa (SAXILNEWS)_Waxaa haatan si rasmiya shirjaraa’id u qabanaya xubnaha is-casilay xukuumadda Axmed Siilaanyo shirkan jaraa’id ayaa waxaa uu immika ka dhacayaa aqalka ay ku shiraan Habara-washa ee ku yaalla xaafadda jig-jiga yar ee u dhow hotel Maansoor, ee magaalada Hargeysa.
Shirkan jaraa’id ayaa la filayaa inuu goor dhow qabsoomo. waxaana laga dhursugaya sababta rasmiga ah ee ay masuuliyiintani isku casileen.
wixii ka soo baxa insha ALLAAH goor dhow ayaanu idiin soo gudbin doonaa.
Goobta uu shirku ka dhacaya ayaa haatan waxaa ku sugan agaasimaha shabakadda SAXILNEWS, qaybta Hargeysa, MR MAHAMED ILKACASE
SAXILNEWS005@GMAIL.COM