Berbera(Saxilnews.com)Wiil yar oo 14 Sano Jir Lagu Qiyaasay Ayaa Casr ka kabacdi Aay Rapia qabtaa Ku Cuntay Agagaaraka Dekada Berbera, Wiilkan Ayaa Loola Cararay Cisbitaalka Si Naftiisa Loo Badbaadiyo, Inkastoo Dhaawaca gaadhay Halis yahay , Aydaan ka Cunay Ilmahan yar wajiga iyo calooosha, Xaaldiisuna aad Ayay u Liidataa,
Magaalada Berbera Dhinaca Xeebta Ayaa Xilgan waxaa ku Nool ay Tiro Badan oo dadka iyo Xoolahaba Weerara, Waxaanay Khatar Badan Ku Yihiin caruurta oo Inta Badan taga Bada si Aay Ugu Soo Dabaashaan ama Ugu cayaaraan Kubad,