Hargaysa (Saxilnews.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqey xiliga rasmiga ah ee uu qabsoomi doono shirkii golaha dhexe iyo waliba goobta uu ka dhici doono
Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani Md Cismaan Afgaab ayaa sheegay in shirkaasi uu qabsoomi doono 28-29 bisha sagaalad isla markaana uu ka qabsoomi doono magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.
https://www.youtube.com/watch?v=KE2vJZ2RRrc