UGAASKA BEELAHA SAMAROON OO KA WARAMAY QAABKII XUKUUMADA SOMALILAND UGU DIIDAY INUU SOO GALO XUDUUDKA SOMALILAND

0
19

Jigjiga(saxilneas.com)-Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas  Doodi ayaa idaacada bbcda uga waramay Qaabkii ay xukuumada somaliland ugu diiday in uu tago  Magaalada boorama ee gobolka awdal kaasi oo xukuumadu ku Hor joogsaday xuduudka goroyo cawl ee udhexeeya somaliland iyo itoobiya.

Sidoo kale ugaaska ayaa ka hadlay arimaha uu usocday sheegayna in aanay siyaasad ahayn balse uu usocday arimo dhaqan,

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here