Taliye Faysal Xiis Oo Xil Cusb Loo Magacaabey

0
14

Hargeysa (Saxilnews.com):- Warar soo gaadhay Ilaysnews.com waxaa ay sheegayan in taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale uu sameeyey magacaabis iyo xil ka qaadis

Taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkii ka qaaday Taliyihii hore  ee ciidanka Danbi Baadhista Somaliland ee C.I.D Gaashaanle sare Daahir Muuse Abraar

Sidoo kale taliyaha ayaa la sheegay in uu xilkaas u magacaabey Gaashanle Sare Faysal Xiis oo hore u ahaan jiray taliyaha ciidanka Nabad galyada wadooyinka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here