Suldaanka Guud ee BeelahaAwal Baari Suldaan AYAANLE Suldaan Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi laba caaqil oo ku geeriyooday qarax ka dhacay bosaaso

0
25

 

TACSI:

‎إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه

Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Suldaanka Guud ee BeelahaAwal Baari Suldaan AYAANLE Suldaan Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Alle ha’u Naxiistee Nabadoonadii ku geeriyooday qaraxii maalintii shalay ka dhacay magaaladda BOSASO. Caaqil Cabdi Ciise Seed Caaqil Yaasiin Cali Dhahar Suldaanka ayaa alle u waydiiyay inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo, qoysaskii iyo eheladeediina ay ka baxeen iyo odayaasha dhaqanka samir iyo iimaan buuxa kasiiyo. Alle how naxariisto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here