Somaliya Oo Maalintii Labaad Talaalka Covid 19 Siisay Shaqaalaha Caafimaadka.

0
19

Wasaaradda Caafimaadka ayaa maalintii labaad wada Bixinta adeega Tallaalka ka hortaga COVID-19 . Inta badan Tallaalka ayaa maantay si caadi ah uga wada bilaawday isbitaaladda kala ah Banaadir Hospital iyo Demartino sidoo kale isbitaalka Sumit

Qaadashada Tallaalka COVID-19 ee dalkeena Soomaaliya ayaa galay maalintiisa labaada maantay waxa Tallaalka qaatay agaasimaha isbitaalka Demartini iyo agaasimaha qaybta adeega Caafimaadka ee Wasaraadda Caafimaadka iyo shaqaalaha safka hore ee ka shaqeeya ka hortga COVD-19.

Wasaraadda Caafimaadka waxa ay Bulshada Soomaaliyeed ku dhiiragalinaysaa in ay ka hortagaan Caabuqa COVID-19 oo ay qataan Tallaalka COVDI-19 si loo yareeyo qatarta Cudurka safmarka ah iyo in aysan Bulshaddu isku gudbino.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here