Hargeysa(saxilnews.com)-War Saxafadeed ay goor dhaweyd soo saartey Xukumada Somaliland ayaa waxaa ay mawqif cad iska taagtay Go,aanka ay dawlada Somaliya dalkeeda kaga saartey Ergeyga Somaliya u qaabilsan Qaramada Midoobey Mr Nicklos Haysom
Somaliland Waxaa ay sheegtay in Mawqifkaas aaney kula soconin Somaliya isla markaana go,aankaas aanu iyada khuseynin , waxaana ay Somaliland cadeysay inay si buuxda ula shaqeyn doonta laamaha kala duwan ee Qaramada Midoobey
Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka