Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey In Ay Is Difaaci Doonto Hadii Somaliya Ay Duulan Ku Soo Qaado .

0
17

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa tilmaamayinaanay Somaliland wax dagaal ah kula jirin dalkii ay kala baxeen ee Somaliya, balse ay diyaar u tahay inay is difaacdo haddii qaranimadeeda lagu soo weeraro.

 

Wasiir Sacad oo dalka Tanzania kaga qayb galay shir, ayaa isagoo saxafiyiinta kula hadlay magaalada Darasalaam ee dalkaas, wuxuu ganacsatada iyo maalqabeenada dalkaas ugu baaqay inay maalgashadaan Somaliland, gaar ahaan beeraha, wershadaha iyo arrimaha kale ee

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here