SOMALILAND DOORASHOOYIN MA KA DHACAYAAN SANADKA SOO SOCDA?

0
25

SOMALILAND DOORASHOOYIN MA KA DHACAYAAN SANADKA SOO
SOCDA?
Waa su’aalo u baahan in jawaabo loo helo , maanta Gudomiyaha komishanka
doorashooyinka Somaliland oo gudida joogtada ah ee Golaha wakiilada
jamhuuriyada Somaliland wax ka weydiiyeen ayaa yidhi yaan sas laga qaadin
labada doorasho ee isku sidkan xeer baa sheegaye?
Haddana waxa kale oo uu ka hadlay in diwaan galintii codbixeyaasha la bilaabi
doono oo aanay wali hawshaasi dhamaystirin ee ay ku jiraan , hadalkiisa kuma
Share
HOME ABOUT US DIINTA SOMALI HISTORY WARARKA SUUGAAN MAQAALLO MULTIMEDIA LINKS CONTACT US
11/2/2020 SOMALILAND DOORASHOOYIN MA KA DHACAYAAN SANADKA SOO SOCDA?
https://burcoonline.com/articles/99277/SOMALILAND-DOORASHOOYIN-MA-KA-DHACAYAAN-SANADKA-SOO-SOCDA 2/5
cada xiliga la bilaabayo, xiliga ay doorashadu mudeysan tahay iyo qaabka ay
noqon doonaan.
Haddaba horta Gudomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland waxa
aan leeyahay doorashada isku sidkan xeerku waajib kamuu dhigin, ee
farsamadeeda waxa leh komishanka doorashooyinka jamhuuriyada
Somaliland oo waa hawl kuu taalla sida aad isku waafajinayso iyo waliba
furistii ururada siyaasada waxa laga yeelayo oo ay saameyn ku yeelanayaan
doorashooyinkiisu.
Xeerka doorashada Xeer Lr 91/2020 waxa uu qorayaa qodobkiisa 6aad
faqradiisa 3aad komishanka doorashooyinku waxa uu markiiba wada qaban
karaa hal doorasho iyo waxii ka badan hadii ay haboonaato.
Qodobkaasi waxa loogu talogalay in hadii doorashooyinka jamhuuriyada
Somaliland ee baahsan la soo ururinayo in aanu xeer xanibin, laakiin
farsamada waxa iska leh komishanka oo ah cida sheegaysa in ay qaban
karaan mar hal doorasho iyo waxii ka badan, laakiin waxa muhiim ah
doorashada isku sidkani in aanay qaranka caqabad kale galinin oo ka daran
tan qabsoomid la’aanta doorashada.
Waxa kale oo hawlaha komishanka ka muuqda in aanay ka hawlgalin
daneeyayaasha doorashooyinka soo socda oo aan kaliya aheyn sadexda xisbi
qaran , maadaama ay suuragal tahay in tartankii ururada siyaasada lagu
dhawaaqo inkasta oo aanay xiligiisii gaadhin Laakiin doorashadii ay ahayd in
lagu furaa ay meesha ka baxayso hadii mar lawada qabto 2021 doorashada
Golaha wakiilada iyo deegaanka.
Gudiga diwaan galinta ururada iyo axsaabta jamhuuriyada Somaliland ayaa
iyagana looga baahan yahay in ay ka hadlaan arinkan doorashada isku sidkan,
si aanay meesha uga bixin tartankii ururada siyaasada iyo axsaabta qaranka
ee 2022 dhici lahaa , taasi oo caqabad sharci iyo murug siyaasadeed ku
keenaysa qaranka maadaama ay jiraan muwaadiniin dooneysa in ay ururadii
siyaasada furtaan.
Xeer lr 14 qodobkiisa 6aad faqradiisa 5naad ayaa waxa ay si cad u qeexaysaa
mudada xisbiyada siyaasada oo ah 10 sanadood kana bilaabmaysa maalinta
shahaadada la siiyo , in ay shahaado haystaana waxa sheegaya Qodobka
8aad ee Xeer lr 14 faqradiisa 1aad.
Qodobka 25naad ee isla Xeer lr 14 waxa uu sheegayaa in gudiga diwaan
galinta ururada iyo axsaabta qaranku ay ku ilaaliso axsaabta siyaasada ee soo
baxda tayeynta iyo habeynta xisbiyada qaranka oo ah maamul wanaag iyo
dimuqaradiyad.
Marka aad eegto sida wax isugu huursan yihiin isla markaana aan la hayn dad
ka hadla waxa suuragalaya doorashada ay doonayaan axsaabta qaranka
jamhuuriyada Somaliland oo meesha ka saari doonta Xuquuq siyaasadeed ay
lahaayeen muwaadiniinta jamhuuriyada Somaliland ahna mid aan la laali SOMALILAND DOORASHOOYIN MA KA DHACAYAAN SANADKA SOO

lahaayeen muwaadiniinta jamhuuriyada Somaliland ahna mid aan la laali karin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here