Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee  Dalka Ka Jirta,Heerka Ay Marayso Qabyaaladu Iyo Saldhig Militeri Oo La Sheegay Inay Dawlada Imaaraadku Ka Dhisanayso Somaliland

0
24
Hargeyza(SAXILNEWS)Mujaahid Xasan Guure iyo siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi oo kamida ah Siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka jirta,heerka ay marayso qabyaaladu,warar been abuur ah oo warbaahinta Kenya ka baahisay masuuliyiintii xisbiga WADDANI ee safarka ku tagey dalka Kenya iyo waliba saldhiga Militeri ee la sheegay inay dawlada Imaaraadka Carabtu doonayso inay ka dhisato Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=afJHpvStT8o

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here