SIYAASIYIINTA MADASHA OO KULAN LA QAATAY GUDIDA JOOGTADA EE GOLAHA WAKIILADA,UNA GUDBIYAY QORAAL KA DHAN KHATARTA SHIRKADA TRAFIGURA!

0
19

Hargeysa(saxilnews.com)-Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo Toosinta           Qaranka ayaa kulan layeeshay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay golaha wakiilada ugu gudbin lahaayeen qoraal iyo xog ururin ay kasoo sameeyeen shirkada tragura oo xukuumada somaliland doonayso in ay ku wareejiso haamaha kaydka shidaalka ee berbera.

 

Sidoo kale siyaasiyiinta madasha ayaa kulanka kadib faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay kawada hadleen gudida joogtada ah ee golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here