siyaasaddu waa Dan ” Xildhibaan Guruuje

0
18

Maxamuud warsame wuxuu ahaa afhayeenkii madaxtooyadda Somaliland ,wasiir horre iyo siyaasi firfurcoon oo ka tirsan xisbiga kulmiye .

Maxamuud warsame dooradhadii dhawayd ayuu isu sharaxey baarlamaanka isagoo ka sharaxnaa xisbigiisa kulmiye .

Maxamuud waxay is wajaheen musharax kale oo ka tartamayay xisbiga waddani kaasoo ay xigaal ahaayeen .

Musharaxaas kale oo la yidhaahdo cabdiraxmaan Cali iyo maxamuud loolan iyo tartan xoogle ka dib way isla dhaceen waaney Isla dageen .

Ugu danbayn isku shaandhayntii shalay cabdiraxmaan Cali oo ahaa musharixii waddani waxaa loo magacaabey wasiir ku xigeenka warfaafinta Halka maxamuud aan waxba loo magacaabin .

Si kastaba ha ahaatee siyaasaddu waa Dan dabeecadeeduna waxa weeye saaxiib joogto ah inaaney lahayn laakiin Dan joogto ah ay leedahy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here