SHIRKADA TELESOM WAA CADAWGA SHACABKA OODWEYNE.

0
36

Shirkadda telesom waxa loo aqoonsaday in aytahay cadowga shacabka oodweyne , shirkadan oo ah mid ku caan baxday in ay dhiig miirato bulshada reer oodweyne iyado aanmay jirin wax tix galin ah oo ay siiso bulshada ay ka ganacsato .

deegaanka gobolka oodweyne waxa kunool dad ka badan 90kun oo qof oo u af duuban shirkadan dhiig miirata ah .

oo isticmaala kaadkeeda iyadoo hadana caadeay in 1 doolar ee prapai-ka ahi uu  u dhigmo 10 cent oo kaliya xaga 90CENT ee kale ay yihiin faalso qoraal ahaan u qoran waayo 1$ ee telesom waxa lagu hadlaa wax ka yar 25 daqiiqo  xaga shirkadaha kale sida SOMTEL  lagaga hadlo in ka badan 200 minit.

iyadoo arintaasi jirto ayaa hadana shirkadani dadka ay shaqaalaneyso ayaaan ahay dadk u nool magaalada oodweyne ee waa dad laga soo qaato magalooyinka haregeysa iyo burco iyadoo aan loo eeegayn aqoon iyo khibrad laakiin  loo eegaagaayo gadh  iyo gondi gaabsi , taasi waxay inoo cadeynaysa araghti gaabnaanta masuuliyinta shirkadan dhiig miiratada ah ,waayo shirkadani ma ogola in ay habayaraate ay wax manfac ah kusoo celisa bulshada iyo deegaanka oodweyne .

imika waxa ay ka shaqaynaysay  gobolka daadmadheedh mudo ah 10 sanno wax  ku ay  soo celiso daaayoo bulshada ee waxay awoodi waayeen in ay gaydh ay iskaga xi\dhaabn xabaalaha qadiimiga ah oo u jira wax ka yar 10 mitir .

shirkada telesom dhibaatada ay bulshada oodweyne ay u keentay waxa ka mida ah tawaarka ay ka dhex taagtay magaalada gudaheeda kaas oo sababay oo keenay xanuuno bada ini uu  soo qabto bulshada .

hadaba shirkadan ayaa mid quudata  dhiiga bulshada oo aan habayaratee ku soo celin bulshada wax arin iyo mahad naq ah .

xaga shirkada SOMTEL  ee dhigeed ahi ay u dhistay cusbitaalkaa guud ee oodweyne uguna deeqday ambalaas cusub .waanan ugu mahadnaqaynaa  arintaa qiimaha leh .

 

hadaba  waxa ka dhici doona dhamaan dadka iyo degmooyinka uu xukumo daadmadheedh mudaharaad lagaga soo hor jeedo shirkada TELESOM laguna soo dhaweyn doono shirkada SOMTEL

ALLA MAHAD LEH

 

 

W/Q: ZAYED MOHAMED OMAR

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here