Berbera(Saxilnews.com)Shirkada Aljaabiri Ee Xoolaha Ka dhoofisa Somaliland Ayaa Noqotay Mid Iyadu Dulmisa Shaqaalaha Ushaqeeya Iyo Isuduwaha Cusub Ee Losomagacaabay W/Xananada Xolaha Oo Isagu Shaqadisi Kagaabiyay
Shirkada Aljaabiri Ayaa Caadaysatay Inay Shaqaalaha Muwadininta Ee Ushaqeeya Xuquuqdoda Kutumato TaaSoo Inbadan Sonoq Noqotay
Cabashadan Shaqaalaha Ayaa Noqotay Midsoo Noq Noqotay Hase Ahaate Maamulka Gobolka Ayaa Iyagu Hoos U Eegin Cabashadaasi Shaqaalaha Muwaadininta Ee ushaqeeya Shirkadaasi Ajanibiga Ah
Isuduwaha Cusub Ee Looso Magacaabay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee Gobolka Saaxil Ayaa Isagu Kagaabiyay SHaqadii Loso Igmaday Islamarkaana Uhaysta Inu Ushaqeeyo Shirkada Aljaabiri
Hase Yeeshe Wasaaradi Shaqada Iyo Shaqaalaha Somaliland Ayaa Iyaduna Kagaabisay Shaqadeedi
Iskuso Wadaduubo Shirkadaasi Ayaa Iyadu Kaganacsata Xoolaha Somaliland %90 islamarkaana Shaqaalaha Muwaadininta Ee Ushaqeeya Shirkadaasi Ajanabiga Ayaa Marwalba Lagu Eerida Sibilaashuruuda
Hase Ahaate Xukuumada Somaliland AYan Marnaba Arintaasi Hoos U Eegin Amaba An Wax kaqaban Arintaasi Ay Kacabanayaan Shaqaalahaasi
Qorre Wariye Maxamed Cali Dhuux
Saaxil446@gmail.com