Shil Dhimisho Sababay Oo Ka dhacy Duleedka Dacarbudhuq

0
19

Dacarbudhuqa (Saxilnews.com)-Shilkan oo ka dhacay duleedka galbeed ee  degmada Dacarbudhuq ayaa waxaa isku sababay dhimasho hal qof inta la hubo oo ahaa wadihii baaburka ambalance ah oo ka yimi dhinaca magaalada Berbera , waxay wararku intaasi ku darayaan inuu jiro hal qof oo socdaalka ku wehelinayey oo aan ilaa isaga lahayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay .

Labada baabur ayaa isku jira ilaa hadana maydkii ayaa ku xidhiban oo aan laga saari baaburka ambalance ah kadib markii ay labada baabur xoog iugu dhageen .

Allaah ha unaxariiste marxuumka ayaa magiciisa la aqoonsan ilaa hada balse waxaa ku qoran baaburka uu waday cusputaalka kaalmeeye oo leh baaburkan gargaarka deg dega ah .

Mukhtar
Berbera ,,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here