Shacabka Kuuriyada Waqooyi Oo Looga Digay In ah Faaleeyaan Miisaanka Ka Dhacay Madaxweynaha.

0
16

SHACABKA KUURIYADA WAQOOYI OO LOOGA DIGAY IN AH FAALEEYAAN MIISAANKA KA DHACAY MADAXWEYNAHA.

Madaxweynaha Dalka Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong Un ayaa Todobaadkan Fagaare Lagu Arkay isaga Oo Miisaankii iyo Baruurtii Badnaydba ay Ka Dhaceen, waxaanay Warbaahintu Tabinaysa In uu Macaan Ku Dhacay.

Waxa Uu hor maray, Sawirona Uu La Galay Dhalinyaro U Dabaal Degaysa Maalinta Dhalinyarada.

Xukuumadda Dalkaasi ayaa dadka uga Digtay In Ay Falanqeeyaan Miisaanka Ka Lumay Madaxweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here