Moqdisho (Saxilnews.com):- Xoghayaha Ururka Isku Taga Saxafiyiinta Somaliyeed FOSOJ ayaa magaalada Moqdisho waxaa uu si diiran ugu soo dhaweeyey saddex wariye oo ka hawl gali jiray shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews oo dalka ka baxsadey kadib markii ay sheegeen in ay ka war heleen in xabsiga la dhigaayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan