Hargeysa(Saxilnews)Saxafiyiinta ka hawl gasha magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil ayaa canbaareysay xadhiga lagula kacay wariy Axmed Muuse Sakaaro oo kamida wariyayaasha ka hawl gala magaalada burco kuna xidhan magaalada burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka