Sawirro: Burburka iyo murugada Beyruud qaraxa ka dib

0
21
The aftermath of the blast at the site

Waxaa jiro warar sheegaya in qaraxa laga dareeyay meelo boqollaal kilo-mitir u jira ee illaa Qubrus.

Saraakiisha waxay sheegeen in qaraxa uu ka dhashay kumannaan tan oo ah kiimikada ammonium nitrate, oo muddo lix sano ah ku keydsanayd baqaar ku yaalla dekadda.

Ma cadda waxa sababay in kiimikadaas ay qaraxa sameyso.

A street left entirely destroyed by the blast

Qoraalka sawirka,magaalada oo dhan waa gilgilay qaraxa.

Men ride a motorcycle past a damaged building

Qoraalka sawirka,Wuxuu qaraxa burburiyay guryo iyo xarumo ganacsi oo badan

Damaged vehicles and buildings are seen near the site of Tuesday's blast

Qoraalka sawirka,Dhismeyaasha waxaa wada saameeyay qaraxa

A soldier walks through the streets of Beirut

Qoraalka sawirka,Qaraxa wuxuu dhacay xilli ay Lubnaan la dhibateysan tahay dhaqaale xumo iyo cudurka coronavirus.

Staff move a gurney in a damaged hospital

Qoraalka sawirka,Sida la sheegay, isbitaallada waxaa buux-dhaafiyay dhaawaca.

A man carries away an injured girl in Beirut

Qoraalka sawirka,Nin xambaarsan gabar qaraxa ku dhaawacantay.

A migrant worker reacts in shock following an explosion at the Beirut Port

Qoraalka sawirka,Jidadka magaalada waxaa ka jiray jahwareer iyo argagax, waxyar ka dib markii qaraxa uu dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here