Warka Sawirada 40 Sano Ka Hor Markii ay Rag Hubaysan La wareegeen Safaaradii Iran Ee Kensington. By admin - May 2, 2020 0 23 FacebookTwitterPinterestWhatsApp London (Saxilnews.com)-Lahaanshaha sawirkaGETTY IMAGESImage caption30 April 1980 6 nin oo hubaysan ayaa la wareegay safaaradii Iran ee ku taalay Kensington. afduubkan ayaa la soo afjaray ka dib markii ciidamada gaarka ah ee UK ee The siege SAS gudaha u galeen dhismaha. Lahaanshaha sawirkaBRENDAN MONKS/DAILY MIRROR/MIRRORPIX/GETTY IMAGESImage caption26 qof ee lagu afduubtay gudaha safaarada waxaa ka mid ahaa PC Trevor Lock, oo ka tirsanaa ciidamad ilaalada dublamaasiyiinta, waxaa la arkayya isaga oo taagan Jaraanjarta lana hadlaya booliiska oo taagnaa daaqadda. Lahaanshaha sawirkaPA MEDIAImage captionMid ka mid ah dadkii wadaxaajoodka waday oo ak soo baxa safaaradda Lahaanshaha sawirkaN. BEATTIE/EVENING STANDARD/HULTON ARCHIVE/GETTY IImage captionRagga hubaysan ayaa siidaayay qaar ka mid ah dadkii ay haysteen, waxaana dibadda ku sugnaa booliiska Lahaanshaha sawirkaKENT GAVIN/DAILY MIRROR/MIRRORPIX/GETTY IMAGESImage captionRagga hubeysan ayaa ka tirsanaa koox ka soo horjeeda hogaamiyahii Ruuxiga ahaa ee Ayatollah Khomeini, Lahaanshaha sawirkaF ZABCI/SHUTTERSTOCKImage captionCiidamada gaarka ah ee SAS oo isu diyaarinaya inay gudaha u galaan safaaradda Lahaanshaha sawirkaPA MEDIAImage captionCiidamada gaarka ah ee SAS oo gudaha u galay safaaradda Lahaanshaha sawirkaF ZABCI/SHUTTERSTOCKImage captionMid ka mid ah ddakii afduubka loo haystay oo ka baxsanaya safaaradda Lahaanshaha sawirkaPA MEDIAImage captionWariyayaasha oo ku sugan safaaradda si ay wararka u tabiyaan Lahaanshaha sawirkaPAImage captionMr Whitelaw ayaa sheegay in uu ka xunyahay in awood la isticmaalay balse “ma jirin khiyaar kale oo furnaa”. Lahaanshaha sawirkaRAY MORETON/DAVID LEVENSON/KEYSTONE/GETTY IMAGESImage captionSafaaradii Iran ee London