SALAADIINTA, CUQAASHA IYO XILDHIBAANADA BEESHA DEGTA GOBALKA SAAXIL OO WAR CUSUB KA SOO SAAREY SHIRKII BEESHA EE HORE LOO SHAACIYEY + MUUQAAL.

0
29
Hargeysa (Saxilnews):- Qaar ka mid ah xildhibaanada , salaadiinta , cuqaasha iyo wax garadka beesha degta gobalka Saaxil oo maanta warbaahinta kula hadley Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegen in dib loo dhigay shirkii Beesha ee hore loo shaaciyey isla markaana laga dhigay  30.10.2016  sababo jira awgeed oo ay ka mid yahiin abaaro  ka jira deeganada  beeshu  ay degto iyo  gudashada waajibaadka xajka oo ku soo beegamy wakhtigii shirka loo qoondeeyey

 

Halkan Hoose Ka Daaw Muuqaalka Warkan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here