Berbera (Saxilnews.com)-Roobabkii Guga Ayaa Manta Gelinkii Danbe Ka Hooray Deeganka Gobolka Gabiley Iyo Saamaynta Abaaruhu Keenen Ayaa Si Xoog Leh Usaamaysay Dadka Iyo Duunyada Ku Dhaqan Deegaanta Galbeedka Somaliland
Tuskan Guga Ee Day Ayaa Kasoo Jabiyey Abaaro Fara Baas Ku Hayey Deegankaasi Iyadoo Dadka Iyo Xoolaha Deegankuna Ku Qabowsadeen Roobabkaasi Bilaabmay Oo Si Fiican Ugu Day Gudaha Magaalada Gabiley Iyo Deeganka Ka Agdhow .
Halkan Ka Daawo Raxmada Alle Oo Da,aysa .
Nimcaan Dheeg Ibraahim
WWW.SAXILNEWS.COM