Reer Soomaliya Waxaan Leeyahay Toosa Oo Taladiina Farmajo Ma Hayo, Gaalo Ma Hayso, Gacmihiinay Ku Jirtaa…” Faysal Cali Waraabe

0
23
Somalia's President Mohamed Abdullahi Mohamed, also known as Farmajo, attends his inauguration ceremony in Mogadishu, Somalia Wednesday, Feb. 22, 2017. Somalia's new leader, who also holds U.S. citizenship, was inaugurated Wednesday while promising to restore dignity to the troubled Horn of Africa nation but warning it will take another two decades to "fix" the country. (AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Reer Soomaliya waxaan leeyahay toosa oo taladiina Farmajo ma hayo, gaalo ma hayso, gacmihiinay ku jirtaa.

Taladiina gacanta ku qabsada, wixii idinka dhiman Soomalida kale ayaa idinla diyaar ah, diyaarbanu idiin nahay.

Lakiin qadiyada ka dhiga qadiyad aad idinku leeyihiin ood idinku hormuud ka tihiin, markaasanu anagu gacan idinsiinayna”.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Faysal Cali Waraabe oo sidaasi yidhi ayaa sidoo kale ka tacsiyadeeyay umadda Soomaaliyed dadkii ku dhintay weerarkii iyo qaraxii hotel Afrik AHUN.

Gudoomiyaha ayaa si gaar ah tacsi ug I’mu diray ehelada iyo umadda Soomaaliyed ee uu ka baxay Gen. Galaal AHUN oo uu ku sifeeyey halyeey taariikh dheer oo badan lahaa kana mid ah geesiyada Soomalidu ku faanto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here