QISO JACAYL OO DHAB AH OO KA DHACDAY MAGAALADII JACAYLKA MAR 2AAD

0
19

QISO JACAYL AH OO DHAB AH OO KADHACDAY MAGAALADII JACAYLKA MAR 2AAD

Berbera(Saxilnews)

Sheeko Jacayl Ah

Cilmi Boodhari Dabdii Qiso Jacayl Ah Markii 2aad Ka Dhacday Magaalada Berbera……

Magaalada Berbera Xarunta G Saaxil Oo Dadka Somaliyeed Ay u Yaqaan Magaaalada Jacaylka Kuna Caan Aheyd Qisadii Jacaylla Aheyd Ee Dhex martay Ninkii Loo Yaqaanay Aabaha Jacaylka Somaliyeed Cilmi Ismaacil Liiban ( Cilmi Boodhari) & Hodan Walanwal
Taariikhdu Markay Aheyd 1938

Ahana Jacaylkii Dhaxal Galka Ka noqday Deeganada Somalida Ayaa Wax Mar 2aad isla Magaaladii Berbera Dib Uga Curtay 1938 Dabadeed Arin Jacayl Ah Taas Oo Ka Dhacday Mid Ka Mid Ah Xaafadaha Magaalada Berbera Kaas Oo Keenay In Inanta ay Inanka dul Dhigto Shuruudo Adag Markii Uu U Sheegtay In Uu Jacelyahay

Waxayna Inantu Shuruuda Ay Uga Dhigtay Wiilka Jecel Hadii Uu Jecelyahay Kana Dhabtahay Jecelkiisa uu Doonayo In ay Wax Kala Qabato uu Shurudaheeda Fuliyo.

Waxayna Ay Shuruda Uga Dhigtay Inuu Guriga Ay Hoos Joogto Oo Dhan 3 Mitir Inuu Ka Soo Boodo Sadex Jeer Taas Oo Markhaatina Uga Dhigtay Dad Meeshas Fadhiyay Oo Goobtan Ay Tahay Meherad

Isla Markaana Ay Shuruda Ku Dartay In Sadexda Jeer Uu Guriga Ka soo Boodayo In Aan Lugahiisa Aanu Wiiqsan Oo Toos U Istaago

Wiilka Jacaylka Haya Markii uu Gurigii Uu Dusha Ka Fulay Wax Bilaabay in Shuruudi ay Ku Xidhay Jacaylkiis Uu Fuliyo Si Uu Uga Midho Dhaliyo

La Soco Qaybaha Danbe Shekada Waxaa Ku Jira Sheekada Dhawac – Xanuun Laba Dhinac Ku Kale Dhacaya ……

Fiiro Gaar Ah Magacyada Labada Qof Waan Qarinay Sabab jire Awgod

Q/r khadar xeefo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here