Qaar Kamida Dhalinyaarada Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xukunkii Ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Siddaa Ku Xukuntay Eedaysanayaashii Dilkii Taliye Casayr Loo Haystay
Hargeysa(Saxilnews)-Qaar kamida dhalinyaradda ku dhaqan magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag ayaa maanta shir ay iskugu yimaadeen waxay kaga hadleen xukunkii dilka ahaa ee ay maxkamadda ciidamada qalabka siddaa ku xukuntay eedayasanayaashii loo haystay dilkii taliye Casayr.