Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Buuhoodle Oo Si Wayn U Taageeray Wada Hadalada U Bilaabmay Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khatumo

0
20

 

Hargeysa(Saxilnews) Odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda degmada buuhoodle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada ayaa si wayn usoo dhaweeyey una taageeray wada hadalada u furmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here