Hargeysa (Saxilnews.com):- Qaar ka mid ah mujaahidiintii Ururkii SNM ayaa waxaa ay eedeymo iyo hanjabaado isku lamaan ay u jeediyeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay sheegen in aanu diyaar u aheyn in uu dalka doorasho ka qabto
Mujaahidiintan ayaa waxaa ay sidoo kale ay taageero u mujiyeen hadalkii dhawaan Gudoomiye Ciro kaga Hadley khilaafka cusub ee guddida Doorashooyinka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan