Berbera(Saxilnews.com).Mudaharaad Rabshado Wata Ayaa Caawa Ka Bilaabmay Xarunta Gobolka Saaxil Ee Magaalada Berbera Xaalada Magaalada Oo Aad Ukacsan Badhasaabki Gobolka iyo Taliyihii Cidanka Oo An Lahaynin Meel Ay jan Iyo Cidhib Dhigeen.
Mudaharaadkan ayaa ka bilaamay albaabka xaafada moosko iyadoo ilaa jidka hotel allore magaalada berbera la dhigay dhagxaan iyo Oodo lagu jaraayo wadooyinka
Mudaharaadkan ayaa daba socda kii saaka ka dhacay degmada sheekh iyadoo mudaharadaasi laga soo horjeedo xukunkii maxkmada ciidmada darjada kobaad dilka ku xukuntay 8 sideed nin iyo kuwo kale oo xukuno dhadheer lagu riday Wariye Maxamed Cali Dhuux