Addis Ababa (Saxilnews):- Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha maamulka khaatuma YaasiinAxmed Sulub, ayaa ku geeryooday magaaladda Diri-dhaba ee Dalka Itoobiya, sida masuuliyiin maamulka Khatumo ka tirsan ay sheegeen.
Wasiirka ayaa la sheegay in xanuun dhinaca wadnaha uu kusoo booday isla markaana uu u geeriyoodey