MAYORKII HORE EE BORAMA OO SHEEGAY GUDIGII DABAGALKA H.QARANKU INAY KALEEXDEEN SHAQADII AAN UGUYEEDHNAY

0
16

MAYORKII HORE EE BORAMA OO SHEEGAY GUDIGII DABAGALKA H.QARANKU INAY KALEEXDEEN SHAQADII AAN UGUYEEDHNAY

Sida uunoo xaqiijay mayorkii hore ee borama mr. Maydhane ayaa wuxu tibaaxay inay bishan january bilowgeedii dacwad ugeeyeen gudida dabagalka hantida qaran iyo laamaha kale ee aykhusayso. Mar aan mayorka laxidhiidhnay isaga oo borama jooga ayaa waxan waxka weydiinay halka ay kudanbaysay qoraalo eedaymo ah oo ay kudacweynayeen mayorka imika jooga mr.xaddi waxaanu noo cadeeyey in ay filayeen in ay gudidii baarlamanka uxilsaarnayd dabagalka hantida qaranku aanay habayaraatee dacwadii aan ugudbinay waxba kasoo qaadin oo ay danahooda karaacdeen.waxa kale oo uu fariin udiray madaxweynaha muuse miixi in aanay jirin hay,ado baadhiseed oo shaqaynayaa meyd maxaa udanbeeyaa layidhi kaalasiisido oo macnaha kadanbeeyaa yahay baarlamaankii sharcidejinta qaybtii ugu muhiimsanayd haday sidaa yeeshay dalka cid aadku halaysaa majirto e hoos u eeg intaanu waagu dabadaada kaberyin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here