MAXAMED BK OO MAGAALADA HARGAYSA KUSOO DHAWEEYAY SHEEKH AXMED KHAYR(AXMED BIIF.)

0
18

Hargeysa(saxilnews)-Fanaan maxamed siciid bk oo dhawaan sheegay in uu fanka ka fadhiisay ayaa magaalada hargasya kusoo dhaweeyay al fanaan axmed Biif oo isna fanka hore uga fadhiistay.

 

Labadan fanaan hore aya lafilaya in ay magaalada hargaysa ku qabtaan  munaasibad qaabkii showyada loo soo agaasimay iyo cida oo soo qaban qaabin doonta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here