Maxaa ka jira wararka sheegaya in Mayorkii hore ee borama labo gaadhi oo uu leeyahay oo kuwa caanaha qaada ah lagu soo xidhay cashuurtii oo ay diideen?

0
20

Arintan oo kusoo beegantay xili gudida gaariyaasha gaadiidka borama ay isku maandhaafsan yihiin in mayorkii hore ee borama loo ogolaado xubinimadiisii kaariyada borama inkastoy qaarbadani arintaa kasoo horjeedaan iyaga oo ku eedaynaya inaanu heerarka kala duwan ee kaarinimo wada buuxinkarayn maadaama darajadiisii hore ee kaarinimo ay dhaynaha magaalada qunleed Iyada oo la ogsoonyahay in uu mayorkii hore shalay bixiyey waraysi kaasoo ay nimco cumar xuseen weydiisay su,aalo sarbeeba ayaa waxa uu sheegay inuu guri kiro kujiro oo masuuliyiinkale guryo degdeg udhisteen,. Hadaba su,aashu waxay tahay maydhane kelidii
dalka kumanoola waxa xaqiiqa inuu lunsadey hanti badan hantidhowraha qarankuna xaqiijeen,waxa kale oo aan weli xidhmin liiskii maxkamada degmada ee gurigii uu kadhistay xaafada sh.calijowhar ee uu kudamcay ninkii seedigii ahaa ee magaciisa kuqortay,waxa kale oo maalmahan ay socotay cashuurtii wado maristu fashilmay laba gaadhi oo noocoodu yahay dhayne lagusoo xidhay cashuurdiid, intaa wixii kabadan ee faahfaahina bulshadaan dhaafaynaa iyo gabadhii wareysaneysay.waayo anigu waxan kalasaari kariwaayey maydhane marka uu kahadlaayo hanti lalunsadey isagana xaaldiisu ilaa imika xeer ilaalinta kujirto muxuu u yaqaanaa hanti, muxuuse uyaqaanaa lunsi? Bulshadaan udhaafayaa jawaabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here