Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Oo Hargeysa Kusoo Dhaweeyey Siyaasi Axmed Xasan Like Oo Muddo Dalka Dibadiisa Ku Maqnaa Iyo Siyaasiga Oo Fariin U Direy Madaxwayne Siilaanyo,Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Shacabka Berbera

0
20
Hargeysa(Saxilnews) -Masuuliyiinta xisbiga WADDANI ayaa maanta magaalada hargeysa kusoo dhaweeyey siyaasi Axmed Xasan Like oo ka tirsan xisbiga,waxaana uu siyaasigu fariin u direy madaxwayne Siilaanyo,gudoomiye Muuse Biixi iyo shacabka magaalada berbera.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here