Manta Waxaynu Odhan Karna Cubitaalka Magaalada Berbera Wakhtigan Ayuu Ugu Fiican yahay

0
16

Manta Waxaynu Odhan Karna Cubitaalka Magaalada Berbera Wakhtigan Ayuu Ugu Fiican yahay Sababto Ah Aad Ayay Usaraysa Dhinac Kasta Oo Ageeyada Uu Uqabto Bulshada Kala Duwan Ee Ku Nool Magaalo Xeebedka Berbera Sido Kale Waxan La ilaawikarin Sida Kor lLoogu Qaaday Dhinaca Nadaafada Wa Cusbitaal Ay Dhamays tiranyihiin Dhamaan Agabkii Uu Laha Cusbitaal.
Maalmihii Udan Beeyay Waxa Soshil Media Dhex Marayay Sawiro Been Abuura Oo An Sal iyo Raad lahayn Dadka Wada Been Buurka Waxan Leeyahay Ka Wantooba Arinkaas.

Maxamed Cali Dhuux

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here