Hargeysa(saxilnews.com)-Masuulyiin u badan kuwii xilalka ka hayey xukuumadii Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa ay maanta madaarka Hargeysa kusoo dhaweeyey Siilanyo oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweyne Axmed Siilanyo ayaa Kasoo laabtay Magaalada Dubai ee dalka isutaga Imiraatka Carab halkaas uu aqal weyn oo Qasriya Kaga dhistay Lacagtii Qaranka iyo Xaqal qalinkii Dekeda Berbera Lagu Dhaxal wareejiyay