Madaxweyne Biixi Oo Mar Kale Dib Loogu Doortay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE

0
17

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markale dib loogu doortay guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, halka Guddoomiye ku xigeennaddiisana loo kala doortay sidan:

1- Maxamed Kaahin Axmed
2- Axmed Cabdi Dheere
3- Xuseen Aadan Cadde
4- Maxamuud Xasan Saajin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here