MADAXWEYNAHA SOMALILAND IYO WEFTIGII UU HOGAAMINAYEY OO GAADHAY DALKA IRELAND

0
24

 

Waftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Dalka Ireland Si Balaadhana Loogu Soo DhaweeyayWaftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Dalka Ireland Si Balaadhana Loogu Soo Dhaweeyay.

 

Dublin-Ireland (Saxilnews)-Waftigii uu hoggaaminaayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa gaadhay dalka Ireland, waxaana garoonka Caalamiga ah ee Caasimadda Dublin ku soo dhaweeyay  Masuuliyiin ka socda Wasaaradda Arrimaha debadda ee Ireland, Xubno ka tirsan Safiirada Somaliland iyo La taliyaal. Sidoo kale waxaa Waftiga Madaxweynaha Si weyn u soo dhaweeyay Jaaliyada rer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ireland.

Waftiga uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Silaanyo, waxa xubno ka ah. Wasiirka arrimaha debadda, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Madaxtooyadda, Marwada koobaad iyo Xoghayaha Madaxweynaha.

Waxaana la filaaya inay kulamo la yeeshaan Madaxda ugu saraysa dalka Ireland.

Geesta kale Waftiga Madaxweynaha Somaliland uu hoggaaminaayo Waxaa la filaaya inay kulan la qaataan Jaaliyada ku dhaqan dalka Ireland.

 

 

 

12077527_10153646729443535_399970662_n

 

12143113_10153646728173535_1623737410924116927_n
12092159_10153646729833535_1391626313_n 12077527_10153646729443535_399970662_n

 

 

halkan hoose ka daawo

 

 

 

 

 

 

 

berbera2002@gmail.com

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here