Madaxweynaha somalilan Axmed maxamed maxamud Silanyo aya Xadhiga Kajaray TERMINAL Gas Casriya oo Shirkada SOMGAS Ayka Hirgalisay Magalo Xebeda Berbera iyo Qimo Dhimis Baladhan oo lagu sameyay Adega SOMGAS

0
16

Berbera(Saxilnews.com)Madaxweynaha somalilan Axmed maxamed maxamud Silanyo aya Xadhiga Kajaray TERMINAL Gas Casriya  oo shirkada SOMGAS  Ayka Hirgalisay  Magalo xebeda berbera iyo Qimo Dhimis baladhan oo lagu sameyay Adega SOMGAS si ay uga faidaystan Danyarta ku Dhaqan Guud ahanba Dalka JSLand .

 

Munasibadi lagu dahfurayay oo  sii wayn loso agasimay  ayay Kaso Qaybgalen waftii uu hogaminayay Madaxweynaha Somaliland oo isagu jiray wasiiro xilibanada labada goole masuliyinta sarsare xusbi Xakiimka kulmiye Qaybaha kala duwane bulshada kudhaqan xarunta G/saxil ee berbera . 

                                                                                                                                                                                 Masulka uu sareeya sharkada SOMGAS C/KARIIN X.MUUSE aya shegay mudo sagal biloda inu soconayay Dhismaha TERMINALkan casriiga  sido kalana uga mahadceliyay sharkada isgadhsinta ee TELESOM oo ku Dhiratay hirgalinta TERMINALGASKA ee loo dhisay habka casriga oo ku kacay lacag gadhaysa 10Milion$ Dolar  .      

                                                                                                                                                                                                      Mamulaha Guud ee sharkada Telesom C/KARIIM MAHAMED EID  oo Halka uga Dambeyay aya ugu baqay Dadweynaha reer s/land inay isticmalan Adeega SOMGAS Sii ay uu badbado Dhiirtu Logana Marmo Isticmalka Dhuxusha.

 

Terminalkan Aya Noqonaya Midka ugu weyn guud ahaan geesks afrika siday sheegen khuburo kasocotay Qar kamida ah Dalalka kuyaala geska afrika.

Wasiirada wasaarada Degaanka Somaliland Marwo Shugri xaaji Bondro oo Halkaasi Kaga Dhawaaqday Qiimo Dhimis Balaadhan oo Ay Sameysay Shirkada SOMGAS.

Si Aad U Daawato Khudbadii Wasiirada Halkan Ka Daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here