Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin Oo Digniin U Diray Dalka Jaban

0
25

Russia (Saxilnews):_ Madaxwaynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa u digay dalka Japan,waxaana la filayaa in uu sixiixo heshiisyo muhiim ah oo dhanka ganacsiga ah marka ay kulmaan ra’iisul wasaare Shinzo Abe.

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Putin ayaa sheegay in uu is badalay calaaqaadka Japan iyo Ruushka arrintaasna ay sabab u tahay dadaalka Ra’iisul wasaare Abe.

Xog dheeraad ah oo laga xaday ciyaartoy oo la shaaciyay

Dawladda Suuriya oo gacanta ku dhigtay goob afar sano laga haystay

Labada dal ayaan wali kala saxiixanin heshiis nabadeed oo rasmi ah oo ku saabsan dhamaadkii dagaalkii labaad ee adduunka, arrintaasna waxaa sabab u ah muranka wali sii socda ee ku aadan jasiirado la isku hayo lahaanshahooda balse uu hadda maamulo Ruushku.

 

Putin ayaa ku adkaysanaya in heshiiska nabada la sixiixo marka hore oo laga hormariyo wadahadal kaste oo lagu gorfaynayo lahaanshaha jasiiradahaas muhiimka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here