HARGAYSA(SNS)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay sobobta xukuumadu ula wareegtay huteelka hargaysa club
Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa markii uhoraysay ka markhaati kacay in madaxwayne biixi dhul 5km xoog kala wareegay qof shacab ah taasi oo uu sheegay in uu madaxtooyo ka dhisanayo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN