Madaxwayne Donald Trump Oo Shaqadii Ka Caydhiyey Masuul Xil Muhiim Ah U Hayay Dawladiisa

0
17
HENDERSON, NV - OCTOBER 05: Republican presidential nominee Donald Trump speaks during a campaign rally at the Henderson Pavilion on October 5, 2016 in Henderson, Nevada. Trump is campaigning ahead of the second presidential debate coming up on October 9 with Democratic presidential nominee Hillary Clinton. (Photo by Ethan Miller/Getty Images)

Hargeysa(Saxilnews)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa shaqada ka eryay agaasimihii hay’adda dambi baarista Mareykanka ee loo yaqaan FBI .

Donald Trump ayaa ku eedeeyay Agaasimaha uu xilka ka qaaday ee James Comey in uusan laheyn awood uu xilkaasi ku maamulo, waxa uuna tilmaamay in lasoo magacaabi doono agaasime kale oo howshaasi ka bixi kara.

Agaasimiha xilka laga qaaday ee hay’adda dambi baarista Mareykanka ee FB ayaa la sheegay in uu ku howlanaa baarista waxa ka jira in Ruushku uu xiriir la yeeshay xubno ka mid ahaa ololahihii doorashada ee Trump.

James Comey agaasimaha FBI waxaa loo magacaabay afar sano kahor waxaana xilkaasi u magacabay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Brack Obama, waxaana intii uu xilka hayay lagu eedeeyay in uu qaaday tilaabooyin qaldan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here