Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Oo Go’aamo Soo Saaray
Galmudug(saxilnews.com)Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Galmudug ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku shaaciyay inaan la qaban Karin Shirarka Lagaga hadlayo Arrimaha Siyaasadeed ee Aan Fasaxa Looga Haysan Masuuliyiinta Dawlada.
Warsaxaafadeedkan oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay shabakada caalamiga ah ee hadhwanaagnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan.