Muqdisho(Saxilnews.com)Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa go’aan ku gaadhay in mushaharkiisa bisha October loogu deeqo dadka ay saameeyeen fatahaadaha wabiyada dalku.
|
Madaxweyne Farmaajo ayaa go’aankan qaatay ka dib markii uu darsay saamaynta balaadhan ee ay yeesheen fatahaadaha wabiyadu, iyada oo go’aankana ka daba qaateen masuuliyiin kale.
gudoomiyeyaasha labada gole ee golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa dhankooda go’aansaday inay mushaharkooda ugu deeqaan dadka ay saameeyeen fatahaadaha wabiyadu.
abdirashiid rooble cadare
Saxilnews.com
berbera