maayirka degmada sheikh ibrahin abdilahi absiye ayaa manta kormeer shaqo ku tagay cisbitaalka guud ee degmada sheikh

0
22

sheikh( saxilnews.com)

maayirka degmada sheikh ibraahin abdilahi absiiye ayaa manta kormeer shaqo ku tagay cisbitaalka guud e degmada sheikh halkaaso uu kulan kula qaatay maamulka cisbitaalka degmada sheikh iyo masuuliyinta wasarada caafimadaka gudidad caafimaadka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here