Warka Maayirada Degmooyinka Somaliland Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Kulan Ugu Soo Gaba Gaboobay Magaalada Hargeysa Iyo Nuxurka Kulanku Daaranaa By Abdisalaan Harir - October 6, 2016 0 24 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa(Saxilnews) Waxa Maanta magaalada hargeysa kulan ugu soo gaba gaboobay maayirada degmooyinka Somaliland iyo masuuliyiinta wasaarada arimaha gudaha Somaliland. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka https://www.youtube.com/watch?v=Da-n1rFxObc