Maamulka Sare Ee Shirkada Prime Oo Si Cad U Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo Dhawaan Warbaahinta Lagu Baahiyey .

0
18

Hargeysa (SaxilNews):- Maamulka Sare ee shirkada Prime ayaa waxaa ay si cad u beeniyeenwarar been abuur ah oo dhawaan warbaahinta lagu baahiyey

 

Shirkada ayaa waxaa ay sheegtay in shaqadii ay ka joojiyeen nin wakiil uga ahaan jiray Somaliland oo lagu magacaabo Maxamed Xassan Ismaciiltaarikhdu markey aheyd 08.02.2017isla markaana dacwada kiiskooda ay baadhis ku wado xarunta danbi baadhista Somaliland .

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeed Maanta Ay Soo Saartey Shirkadaasi Oo Ku Qoran Luuqadaha Somali Iyo English .

Image may contain: text

No automatic alt text available.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here