Garoowe (Saxilnews):- Maamulka Puntland ayaa ku eedeysay in dagaalka Gaalkacyo ay ku soo qaadeen Maamulka Galmudug iyo Al-Shabaab oo is baheysanaya, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland.
Halkan Hoose Ka Akhriso War Murtiyeedka Ay Soo Saartey Puntland .